Raisul Wasaare Xamza oo qaabilay wafdi uu horkacayo David Beasley (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Guud ee Barnaamijka Cuntada Adduunka, David Beasley iyo xubno ka tirsan hey’addiisa. David Beasley, oo ah sarkaalkii ugu sarreeyay ee hey’adda ka socda oo soo booqda Soomaaliya – tan iyo markii abaartu billaabatay, ayaa ujeedada socdaalkiisa tahay sidii uu … Continue reading Raisul Wasaare Xamza oo qaabilay wafdi uu horkacayo David Beasley (Sawirro)